Wednesday, 6 October 2010

He's gone - Taci - Condolences - Condoglianze

Waxaan uga tasiyeynayaa reerka walaakay, xaaskiisa iyo carruurtiisa, walaalahay, reerkayga oo dhan, eheladayda guud iyo dhammaan soomaali weyn, geerida walaalkay Dr. Mohamed Aden Sheikh.

Soomaali nin baa ka baxay.

Ilaahay naxariistii janno ka ha waraabiyo, innaga oo dhanna samir iyo iimaan inaga siiyo.

Hussein Aden Shiekh



My condolences to the family of my brother, his wife and children, my brothers and sisters, my entire family, my relatives, my friends and the whole of Somalia for the death of my brother Dr. Mohamed Sheikh Aden.

Somalia has lost a Man

Almighty Allah bless his soul and give samir and iimaan to all of us.

Hussein Aden Shiekh


Le mie condoglianze alla famiglia di mio fratello, sua moglie e i suoi figli, ai miei fratelli e sorelle, all’intera mia famiglia, ai miei parenti, ai miei amici e a tutta la Somalia per la scomparsa di mio fratello Dr. Mohamed Aden Sheikh.

La Somalia ha perso un Uomo

L’Onnipotente Allah benedica la sua anima e dai samir e iman a tutti noi.
Hussein Aden Shiekh



Duqeydii dhammaatee toloow, dirirka yaa eegi
Dabshidkii hadduu galo ayaa, dhuxulihii daadin
Ayaa daaha laanta ku xidhi, qudhac intuu diiro
Degmo tuhun ma guurtee aayaa, sahanka loo dooran
Reerkoo yagleel dagey ayaa, guri usoo deyri
Hangoolkiyo degsaarkii ayaa, gudin u soo daabi

Haddii geelu dayr dhalo ayaa, doobiga u qaadan
Dugaagiyo qaniinkiyo ayaa, daabka ka ilaalin
Toloow yaa dadkoodii wax siin, gacal ma doonaane
Toloow deynka yaa ka bixin gashiga, kama danbeeyaane
Toloow yaa u daalacan kitaab, Diinna cid u sheegi
Anuunbaa iska daalee naftaba, uma dadaalaane…..!

0 comments: